peoplepeaceinitiative

Archive for the ‘The People of Freedom’ Category

War degdeg ah: Wadahalladii Qarsoonaa ee Kenya iyo Somaliya oo aan Bannaanka Soo dhignay

In The People of Freedom on May 7, 2018 at 12:58 pm

War degdeg ah: Wadahalladii Qarsoonaa ee Kenya iyo Somaliya oo aan Bannaanka Soo dhignay


May 7, 2018 – Dawladda Kenya waxay beryahaan waday dadaal xoog leh oo ay ku xalaashanayso qeybtii ay horay oodatay ee badda Somaliya, waxayna reer Kenya u muuqdaan inay oggolaansho rasmi ah ka heleen Dawladda MW Farmajo. Waxaa jira wadahallo qarsoodi ah oo ay MOL idiin soo gudbisay jiritaankooda, laakiin caawa ay si sax u ogaatay halka ay ka socdaan iyo cidda u idman inay wadahalladaas u gasho Somalida. Wadahallada qarsodiga ah waxay a socdaan Magaalada Osloee dalka Norway. Dawladda Somaliya ayaa u soo dirtay Oslo Xeer ilaaliyaha guud ee Dalka Dr Axmed Cali Dahir iyo laba la’aaminay oo la socdaa si uu ula kulmo wafdi sharciyaqaanno ah oo ka socda Kenya iyo Norway, si loo joojiyo go’aanka Maxakamadda Caalamiga ee arrinta badda ku saabsan, kaas oo dhammaad ku dhow una muuqda inay Somaliya ku guuleysatay.

Wararka laga helayo arrimahaas ayaa sheegaya in Kenya ay soo gudbisay dacwad aan macno badan ku fadhiyin, iyadoo awalba la ogaa inay ka ahayd ku qabso ku qadi meyside.

Read the rest of this entry »

Advertisements

Qormadii 1aad: Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo heshiis qarsoodi ah biyada Badda Soomaaliya la galay dowladda Kenya (Xog Muhiim ah)

In The People of Freedom on May 7, 2018 at 12:44 am

Qormadii 1aad- Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo heshiis qarsoodi ah biyada Badda Soomaaliya la galay dowladda Kenya (Xog Muhiim ah)

IQRA:Dowladda Soomaaliya aya horraantii sanadkii hore ee 2017 ku guuleysatay wejigii hore ee dacwadda badda ee kala dhexeysay dalka Kenya. Dowladda Kenya aya maxkamadda u dirtay jawaab celin ka dhan ah kiiska dacwada Soomaaliya, waxana laga sugaayaa dowladda Soomaaliya in ay jawaab ka bixiso jawaab celinta dowladda Kenya bartamaha bisha Juun ee foodda inagu soo haysa. Read the rest of this entry »

1st July 1960: THE YEAR OF INDEPENDENCE

In The People of Freedom on July 2, 2017 at 7:42 pm

IMG_72251st July 1960: THE YEAR OF INDEPENDENCE


Saturday, July 1, 2017 – Eyes on Somalia – Historians refer to the he year1960 as the Year of Africa because of a series of events that took place during the year, namely the independence of seventeen African nations that highlighted the growing Pan-African sentiments in the continent.

Between January and December 1960, 17 sub-Saharan African nations, including Somalia, gained independence from their former European colonialists. In the chronological list of independence, Somalia took place in the 5th position after Cameroun, Togo, Madagascar, and Congo Kinshasa, now Democratic Republic of Congo. The rise to independence of 17 African countries in 1960 is in part the result of long process that began fifteen years earlier in the tumult of World War Two.

Independence Celebrations, Egyptian threat to spoil the party

As expected, all was set to make the Independence celebrations, extending from 1st to 4th July, a momentous political event. Official invitations were sent out to foreign dignitaries to attend the celebrations. The Somali government took on the burden of offering free accommodation and some limited transport facilities to the foreign guests. Owing to severe logistic constraints, sending countries were requested to limit the size of the official delegations attending the celebrations to 3 members. Read the rest of this entry »

A One Somalia Policy

In The People of Freedom on March 23, 2017 at 12:59 am

IMG_7080A One Somalia Policy

Wednesday 22 March 2017 – Ethics MORALS Values – Sovereignty is an unspoken rule that shows the length of a countries independence. Recent developments like the unauthorized visit of Uhuru Kenyatta to Dhoobly, Somalai are a clear sign that Somalia is not a free nation as it appears. The Somali government and specifically the Ministry of Foreign affairs is being dealt a blow at every corner of diplomacy in which the disregarding of Somalia’s sovereignty is a norm. It is genuinely even more disappointing when we see time and time again that all protocols and laws are broken by all countries and organizations when it comes to Somalia’s internal and external affairs. Read the rest of this entry »

Somalia wake up

In The People of Freedom on June 13, 2016 at 3:30 pm

image

Somalia wake up

In The People of Freedom on June 13, 2016 at 3:30 pm

image
image

Somalia wake up

In The People of Freedom on June 13, 2016 at 3:29 pm

image